BurucES
- Buruc.jpg
Buruc(Burua) waa degmo ku taalo gobolka Bari Waa magaalo ku taala Waqooyi Bari Soomaaliya, waxayna kamid tahay magaalooyinka ugu facaweyn gobolka Bari
Wakhtiyadii hore, magaalada Buruc waxay ka tirsanayd maamulkii Puntland ee ka arimin jirey deegaano badan oo Waqooyiga Soomaaliya. Ka dib, wakhtigii
Si kastaba ha ahaate, magaalada Buruc waxay dhacdaa bada cas ,waxay dhanka bari kaxigtaa magalada Bosaso ,waxayna ujiraa masaafa dhan 75km,waxayna magaaladu ka saraysaa biyaha bada joog dhan 4,377 mitir. Juquraafi ahaan magaalada Buruc waxay saaran tahay buuro, dooxyo iyo deegaan caro bataax leh. Si la mid ah magaalooyinka kale ee ku yaala xeebaha Soomaalia, dhismayaasha magaalada Buruc waxay caan ku yihiin farshaxanka iyo qurxinta dhagaxa dabiiciga ah ee laga helo buuraha ku hareersan magaalada.
Guud ahaan, magaalada Buru waa tan ugu bulshada badan magaalooyinka Bari marka laga reebo Boosaaso, waxaana ku nooc Magaalada shacab dhan 0.2 milyan. Deegaanka magaaladan waxaa aad uga baxa geedka timirta xijiga iyo beeyada.waxay kaloo caan kutahay beeraha.
<
<gallery>
buruc.jpg|Caption1
</gallery>
| Buruc | |
|---|---|
| Warbixin Guud | |
| Magaalo ama Caasimad | Buruc |
| Wadan | Somalia |
| Wakhtiga dhismaha la bilabay | 1604 |
| La dhamaystiray | 1602 |
| Naqshada iyo Dhisida | |
| Naqshada | Maxamed Macaweye |
Government building[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
See also[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
- Government of Somalia
- Politics of Somalia
External links[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
| Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:
Rosenbad
|
- official Rosenbad building websiteTemplate:Government ministries of SwedenIsuduwe: 59°19′42″N 18°03′56″E / 59.32833°N 18.06556°E